WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

R/wasaare Rooble oo war cusub kasoo saaray doorashada Golaha Shacabka

DHUUSAMAREEB (SMN) -Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay habsami u socodka howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee BFS oo haatan ka...

Sawirro: Nin baabuur ku waday qaraxyo oo lagu dilay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo lagu...

Militariga Suudaan oo dib u soo celinaya Ra’iisul Wasaarihii xilka laga tuuray

KHARTOUM (SMN) - Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah Madaxa Xisbiga Ummadda ee dalka Suudaan, Millateriga Suudaan...

Xiisad culus oo ka dhex taagan maamulka degmada Baraawe + Sababta

BARAAWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta xiisad dhanka maamulka ah ay ka taagan tahay magaallo xeebeedka...

Sawirro: Farmaajo oo madaxda COMESA u bandhigay fursado maalgashi

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo soo saaray digreeto ayaa xalay magacaabay guddi xildhibaano ah oo...

Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashooyinka dalka

MUQDISHO (SMN) - Beesha Caalamka ayaa war saxafadeed kasoo saartay walaaca iyo cabashada laga muujinaayo doorashooyinka Golaha Shacabka, iyagoona dalbaday in doorashada ay noqoto...

Duqa magaalada Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda hay’dda WFP + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Ku-xigeenka...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo magacaabis sameeyey

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta sameeyey magacaabis, kadib digreeto uu soo saaray. Rooble ayaa wareegtadan Mudane Jamaal...

Sawirro: Axmed Madoobe oo maanta lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas...

WARAR KALE

Sawirro: Ra’iisul waaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...

Hey’adda SoDMA oo 500 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmadda Cabdicasiis

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay degmada Cabdicasiis...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...