Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa
Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falka lagu galay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, kaas oo uu hoggaaminayay sarkaal sare oo...
Shan askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka Kenya oo lagu dilay weerar ka dhacay...
Mandera – Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka Kenya ayaa lagu dilay weerar loo aaneynayo kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay...
Hogaamiyaha ciidamada RSF oo sheegay ay sii wadayaan dagaalka kadib guulihii ay sheegteen ciidamada...
Kordofan, Sudan - Hoggaamiyaha Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee Suudaan (RSF), Mohamed Hamdan Dagalo (Hemedti), ayaa ugu baaqay dagaalyahannadiisa inay sii xoojiyaan dagaalka, kadib...
Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa
Addis Ababa – Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika (AU Executive Council) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Addis...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xubin ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Wakiillada...
Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya oo wajahaya cadaadis caalami ah si loo gaaro heshiis siyaasadeed
Muqdisho – Hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis isa soo taraya oo kaga imanaya beesha caalamka si loo gaaro heshiis siyaasadeed oo loo dhan...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirweynaha Baarlamaanka Afrika
Midrand, Koonfur Afrika – Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Baarlamaanka Afrika (Pan-African Parliament), oo...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Addis Ababa, Itoobiya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, kaas oo ka...
Burcad-badeedda Soomaalida oo dib u soo laba kacleysay, colaadda Mareykanka iyo Iiraan oo saameyn...
Muqdisho – Burcad-badeedda Soomaalida ayaa mar kale sare u qaaday weerarrada ay ku hayaan maraakiibta ganacsiga ee mara biyaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed, iyadoo...
Erdoğan iyo Madaxweynaha Senegal oo ka wada hadlay xoojinta ganacsiga iyo iskaashiga difaaca
Ankara – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyo Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye Faye, ayaa yeeshay wada-hadal dhanka taleefanka ah oo ay kaga wada hadleen...















