Dalalka ciidamada ku deeqay AUSSOM oo ku shiraya Uganda si ay u go’aamiyaan mustaqbalka...
Kampala – Dowladda Uganda ayaa martigelinaysa shir madaxeed aan caadi ahayn oo ay isugu imanayaan dalalka ciidamada ku deeqa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika
Addis Ababa, Itoobiya – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah...
Taliyaha Ciidamada Uganda: Yaraynta Taageerada Waxay Daciifineysaa Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
KAMPALA – Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa Arbacadii sheegay in caqabadaha dhaqaale iyo dhimista taageerada saadka ee Qaramada Midoobay...
Wasiir Hore oo Diiday Soo Jeedinta Dib Loogu Celinayo Soomaaliya Xilligii KMG
MUQDISHO – Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa diiday baaqyada lagu dalbanayo in dalka dib loogu celiyo nidaamkii Kumeelgaarka ahaa...
Sheekh Shariif: In Wafdiga Mareykanka uusan booqan Muqdisho Waxay Muujinaysaa Fashilka Dowladda
MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in wafdi heer sare ah oo ka socday Mareykanka uu dalka ka...
Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Galmudug oo isaga haray tartanka, kuna eedeeyay dowladda faragelin...
Muqdisho – Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada, isagoo ku eedeeyay Dowladda...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo dhagax-dhigay xarun caafimaad oo laga hirgelinayo Dugsiga Tababarka Xananbuure
Xananbuure, Galmudug – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), oo booqasho shaqo ku jooga deegaanno ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qayb galay shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca ee dalalka...
Kampala, Uganda – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda kaga...
Ururka Migrare oo Dalbaday In Caddaalad loo Helo Abderrahim Fakir [Ku biir ololaha, saxiix PETITION-ka]
Ururka Migrare, ayaa si adag u cambaareeyay geerida Abderrahim Fakir, isagoo ku baaqay in caddaalad loo helo iyo in la joojiyo tacaddiyada lagu beegsado...
Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan laba geesood ah intii uu socday Shirka Golaha...
Addis Ababa, Itoobiya – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah la...










![Ururka Migrare oo Dalbaday In Caddaalad loo Helo Abderrahim Fakir [Ku biir ololaha, saxiix PETITION-ka]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/jDGnJReZALisOPq-800x450-noPad-218x150.webp)




