Chad oo ku dhawaaqday inay ka baxayso ICC, kuna eedeysay maxkamadda inay si gaar...
N'Djamena - Dowladda Chad ayaa ku dhawaaqday qorshe ay uga baxayso Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC), iyadoo ku dooday in waxtarka maxkamaddu uu...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray Dhuusamareeb, howlgal cusubna ka billaabay Galmudug
Dhuusamareeb – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas...
Wasiirka Qoyska oo guddoomisay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka, Nabadda iyo...
Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo bogaadiyay doorka AUSSOM ee taageerada amniga Soomaaliya
Addis Ababa – Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah u soo xiray Shirka Banbaxa Golaha...
Kenya oo Cadaadis Diblomaasiyadeed ku Kordhisay Dowladda Soomaaliya
Muqdisho - Dowladda Kenya ayaa u muuqata inay sare u qaaday cadaadiska ay saareyso dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii laba mas'uul oo sare oo...
Guinea-Bissau oo si cad u beenisay wararka la xiriira aqoonsiga Somaliland
Bissau – Dowladda Guinea-Bissau ayaa si cad u beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaarkood oo sheegayay in ay qorsheynayso inay aqoonsato...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Beesha Caalamka ugu baaqay in heshiis siyaasadeed laga hormariyo kala-guurka...
Muqdisho – Gollaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council) ayaa warqad furan u diray madaxda dalalka ciidamada iyo booliska ku leh Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada...
Diblomaasi hore oo Mareykan ah oo dhaliilay aragtida Masar iyo Eritrea ee amniga Badda...
Washington – Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsanaa Arrimaha Afrika, Tibor Nagy, ayaa si kulul u dhaliilay aragtida ay Masar iyo...
Soomaaliya iyo Kenya oo adkeeyay iskaashiga amniga badda intii lagu jiray Shirweynaha Ciidamada Badda...
Rabat – Soomaaliya iyo Kenya ayaa xoojiyay iskaashigooda dhinaca amniga badda, kaddib kulan ay yeesheen mas'uuliyiinta labada dal intii lagu guda jiray Shirweynaha Ciidamada...















