Soomaaliya oo Cambaaraysay Weerar Gantaallo ah oo Lala Beegsaday Kuwait
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn loo adeegsaday oo lala beegsaday dalka Kuwait,...
Dagaal Culus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kuwa taabacsan Lafta gareen oo ka...
Baydhabo – Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...
AFRICOM oo Sheegtay Inay 63 Duqeyn Ka Fulisay Soomaaliya Sanadkan 2026
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa xaqiijiyay inuu Soomaaliya ka fuliyay 63 duqeyn tan iyo bilowgii sanadkan 2026, sida lagu sheegay...
Madaxweynaha Jubaland oo booqday ciidamada Daraawiishta, kuna dhawaaqay howl-gallo cusub oo ka dhan ah...
Jannaa Cabdalle – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Ahmed Maxamed Islaam, ayaa maalintii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ku tagay ciidamada Daraawiishta Jubaland ee ku...
Midowga Yurub oo ugu baaqay madaxda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan...
MUQDISHO — Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu xallinayo muranka ka taagan hannaanka...
Maamulka Jubbaland oo Dhoobley ku Qabtay Dhalinyaro Lagu Eedeeyay Tahriib Sharci-darro ah
Dhoobley, Jubada Hoose – Ciidamada Booliska ee degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa gacanta ku dhigay koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay...
Kenya oo Mareykanka u Oggolaatay Furashada Xarun Karantiil oo Loogu Talagalay Dadka uu Ebola...
Nairobi, Kenya – Dowladda Kenya ayaa siisay Mareykanka oggolaansho rasmi ah oo uu ku isticmaali karo saldhig ciidan oo ku yaalla dalkaas si looga...
Madaxa WHO oo U Safraya Congo Xilli Ebola Mar Kale Ka Dillaacay Dalka
Geneva, Switzerland – Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa ku dhawaaqay inuu u safrayo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Brazzaville kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
BRAZZAVILLE — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa Khamiistii kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Dr. Sidi Ould...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga
MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Jenaraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ay wehliyeen saraakiil sare oo ka tirsan Xoogga...














