WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Jubbaland oo ciidamo cusub ku diyaarisay Kismaayo + Ujeedka

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka amniga Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay gulufka dagaal ee ka socda maamulkaasi, kaas...

Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo qarax lagul eegtay Sh/Dhexe + khasaaraha

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM qarax lagula eegtay duleedka degmada...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ku wareejisay maamulka gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Munaasabadd Kooban oo ka dhacday Baqaarka Hay’adda SoDMA,  ayaa maanta Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle waxa uu...

Midowga Afrika oo war cusub kasoo saaray dhimista ciidamada ATMIS

ADDIS ABABA (SMN) - Wafdiga Midowga Afrika ayaa shalay soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo shan maalmood qaadatay oo ay ku joogeen caasimada Soomaaliya, iyagoo u...

Abwaan Nageeye oo shaaciyay sababta uu ugu biiray kooxda Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo bare ka ahaa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah ugu biiray Al-Shabaab kadib 100 maalmood...

Daawo: Macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday degmada Wadajir, kadib markii macallin lagu dhex...

Dowladda Canada oo masaafurineysa dhallinyaro Soomaali ah + sababta

OTAWA (SMN) - Dowladda Canada ayaa la sheegayaa inay qorsheyneyso inay musaafuriso dhallinyaro Soomaali ah oo dalkaasi ku tagay siyaabo kala duwan. Saraakiisha dowladda Canada...

WARAR KALE

Somali President Visits Tanzania for Bilateral Talks and EAC Integration

ARUSHA, Tanzania - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Dar es Salaam, Tanzania, on Thursday, April 26, 2024, for an official state visit...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania

DAARUSALAAM (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa...

Shabelle oo la hadashay sarkaal Mareykan ah kadib go’aankii joojinta raashinkii Danab

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay khamiistii in musuq-maasuq lagu sameeyay, islamarkaana la leexsaday gargaarka cuntada iyo shidaalka ee dowladda Mareykanka siin...