Jaamci “Eedaha loo jeedinayo wasiirka difaaca ma qabtaan, isagoo joogo furinta”
DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyihii hore ee qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka Xasan Jaamici, isla-markaana haatan kamid ah saraakiisha hoggaamineysa howlgallada ka socda Galmudug...
R/W Xamza oo ka qaybgalay furitaanka fadhiga 78-aad ee golaha guud ee QM
NEW YORK (SMN) -.Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78-aad ee...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallada ka socda Galmudug
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go'an tahay sidii Al-Shabaab looga saari...
Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Camaara
CAMAARA (SMN) - Masuuliyiin ka tirsan JFS iyo Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Camaara ee koonfurta Gobolka mudug halkaas oo lagala Wareegay Al-Shabaab.
Mas'uuliyiinta ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo maanta gargaar kala wareegtay Qatar + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) - Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA...
Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaalihii gargaarka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray WFP qeybta Soomaaliya ka dib markii baaritaan...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Xamza iyo Ilhaan Cumar?
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa galabta ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Dagaaladii ka dhacay Laasacaanood ayaa reebay raadad aan wanaagsaneyn iyada oo tan iyo markii lagu kala adkaaday dagaalka meydadka laga soo...
Wasiirka shaqada XFS oo la kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFD, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya...
Nuxurka khudbadda uu R/W Xamza ka jeediyay shirka QM + Sawirro
NEW YORK (SMN) - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka...















