Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Bulshada Rayidka Soomaaliyeed
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xubno ka socday bulshada rayidka Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Danjiraha Shiinaha
Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya kula kulmay Danjiraha...
Shir Looga Hadlay Amniga Gobolka Bay oo Saraakiisha Ammaanka Ku Yeeshay Baydhabo
Bay - Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Xuseen Aadan (Ciro), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga...
Bola Tinubu oo Mar Kale Loo Magacaabay Musharaxa Madaxweynaha Nigeria
Abuja — Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Ahmed Tinubu, ayaa mar kale si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbiga talada haya...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Digay Caburin Lagu Hayo Codka Shacabka
Muqdisho – Siyaasiga mucaaradka ahna xilidhibaan ka tirsan Baarlamaan Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay caburin lagu hayo codka shacabka, gaar ahaan dhalinyarada...
Xasan Cali Kheyre oo Dhaliil u Jeediyay Hay’adaha Ammaanka dalka
Muqdisho – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, kana mid ah siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, ayaa dhaliil u jeediyay habka ay hay’adaha ammaanka...
Shariif Sheekh Axmed oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku Eedeeyay Cadaadis Siyaasadeed
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku sheegay...
Muungaab oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Deni
Muqdisho – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi...
Mucaaradka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho
Muqdisho - Mucaaradka ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo si adag u dhaliilay siyaasadda dowladda Federaalka...
Israa’iil oo Ciidamo gaar ah u tababartay Somaliland, kuna wareejisay gantaalada difaaca hawada ee...
Hargeysa - Cutubyo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Somaliland ayaa la xaqiijiyay inay dhowaan dib ugu soo laabteen magaaladda Hargeysa, kadib markii tababar...















