Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xasan Sheekh shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa

MUQDISHO - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime weyn oo...

Soomaaliya oo wajaheysa khatarta Ebola iyo Mareykanka oo soo saaray xannibaad ku meel gaar...

Mogadisho, Soomaaliya — Xilli uu Afrika dib ugu soo labakaleeyay cudurka dilaaga ah ee Ebola, dowladda Mareykanka ayaa qaadday tillaabo adag oo dhanka socdaalka...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Oo walaac ka muujiyey Dhacdo Ka Dhacday Jubbada...

Muqdisho — Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdo ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada...

Ku Dhawaad 2 Milyan oo Muslimiin ah Oo La Filayo In Ay Gudtaan acmaasha...

Maka — Ku dhawaad 2 milyan oo Muslimiin ah ayaa la filayaa in ay sanadkan 2026-ka gutaan waajibaadka accmaasha Xajka, iyadoo Dowladda Sacuudi Carabiya...

Ciidamada Dawladda Sudan Oo Guulo Ka Sheegtay Dagaallo Ka Dhacay Agagaarka Xadka Itoobiya

 Sudan, Al Baraka — Ciidamada qalabka sida ee dalka Sudan ayaa ku dhowaaqay inay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Al Baraka oo dhaca...

Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo Ka Jawaabay Eedeymihii Mucaaradka Ee Hay’adaha Amniga

Muqdisho — Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa si adag uga jawaabay hadalladii dhawaan mucaaradka ay ku dhaliileen hay’adaha...

Dufcadda 12-aad Ee Kumaandooska Danab Oo Tababar Looga Furay Bali-doogle

Bali-doogle, Soomaaliya — Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu...

Banaanbax Lagu Taageerayo Dowladda Oo Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho — Qaar kamid ah dhallinyarada Gobolka Banaadir ayaa caawa banaanbax nabadeed ku qabtay fagaaraha Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, kaas oo ay ugu...

Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Oo Digniin Adag Udiray Mucaaradka

Muqdisho — Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, ayaa ka hadlay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, isagoo digniin culus udiray hoggaanka mucaaradka.   Taliyaha ayaa sheegay...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed oo kulamo la yeeshay Hay’adaha Garsoorka

Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (GMXIQ), Dr Maryam Qasim, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka, Xubnaha Guddiga iyo Agaasimaha Guud, ayaa...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...