Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakis ku meel gaar ah ku samaysay oggolaanshaha safarka...

Muqdisho - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay si dhow ula socotay caqabadihii ku yimid muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u...

Israa’iil oo walaac xooggan ka muujisay heshiis ay wada galeen Mareykanka iyo Iran

Tehran/Washigton - Israa'iil ayaa muujisay walaac aad u weyn oo ku aaddan in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu aqbalo heshiis xaddidan oo lala galo...

Kiisaska Ebola ee Uganda oo gaadhay 5 qof Xayiraado cusub oo laga bilaabay xadka...

Kampala, Uganda — Xaaladda faafitaanka cudurka dilaaga ah ee Ebola ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa gashay weji xasaasi ah, ka dib markii Wasaaradda...

Rabshadaha ka dhanka ah ajaanibta Afrikaanka ah oo ku sii fidayá magaalooyinka waaweyn ee...

Pretoria - Waxaa dib u soo cusboonaaday, isla markaana si xowli ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Koonfur Afrika uga sii fidayá dibadbaxyo iyo rabshado...

Mas’uuliyiin uu horkacayo Hoggaamiyaha KMG Koonfur Galbeed oo Gargaar ka Daah-furay Diinsoor

Diinsoor -  Wafdi uu hoggaaminayay Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehlinayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...

Wasiir Xasan Eelaay oo gaaray Qansaxdheere kana hadlay amniga Koonfur Galbeed

Bay - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, ayaa maanta gaaray degmada...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo ka qeyb galay gabagabada Shirkii Madrid ee La-dagaallanka...

Madrid – Spain: Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Qaabilay Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam...

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Magacawday Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Dhaweeyay

Pretoria – Safiirka cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Adam Issak, ayaa si rasmi ah u gaaray dalka Koonfur...

Hogaamiyaha KMG Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo degmada Diinsoor.

Diinsoor - Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...