Xamza oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Bankiga Adduunka
DAR ES SALAAM (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda...
Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay shir looga hadlayay arrimaha Afrika
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay...
Golaha wakiilada Puntland oo ansixiyay wax ka beddalka dastuurka maamulkaasi
GAROOWE (SMN) - Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, ayaa maanta cod aqlabiyad leh waxa ay ku meel-mariyeen ansixinta wax ka beddalka dastuurka maamulkaasi, kadib kulan...
Dhaq-dhaqaaqyo culus oo ka socda duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo oo ay wadaan ciidamada Somaliland iyo kuwa...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuur oo ka qayb-galay shirka QM + Sawirro
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga...
Ra’iisul wasaare Xamza oo u ambabaxay dalka Tanzania + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay, dalka Tanzania.
Ra'iisul wasaaraha ayaa...
Hey’ad gargaar oo shaacisay inay joojisay gargaarkii ay ka waday Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Hay’adda Dhakhatiirta aan Xuduudda laheyn ee MSF, ayaa waxay joojisay adeegyadii ay ka fulin jirtay cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ee...
Wasiirka maaliyadda XFS oo maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iimaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka maanta warbixin ka siiyay sharciga Hanti Dhowraha Guud,oo...
Saraakiil ku eedaysan Musuq-maasuq oo la horgeeyay Maxkamadda G/Banaadir
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Dhaxe,oo loo...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla...














