Ciidamada DF iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgallo ka wada duleedka Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa NISA ee maamulka Koonfur Galbeed...
Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Talyaaniga + Ujeedka
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray gudaha dalka Talyaaniga.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...
Wasiirada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed oo la dhaariyay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub ee Gollaha Wasiiradda maamulka ee uu...
Maxkamadda racfaanka G/Banaadir oo soo gabagabeysay dacwadda 36 ajaaniib ah
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa markii saddexaad maAnta dhageysatay dacwad loo haysto 36 ajaniib kalluumeysato ah, kuwaas oo u kala...
Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay Sh/Dhexe
CADALE (SMN) - Xubnaha ku jira xal u helidda colaadda ka aloosan Gobolka Shabeellaha Dhexe ee uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif...
Sawirro: R/W Xamza oo kulan la yeeshay xildhibaanada ka soo jeedo Puntland
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf iyo xog-wareysi isugu jira hoygiisa kula yeeshay...
Golaha wakiilada maamulka Somaliland oo maanta yeeshay guddoon cusub
HARGEYSA (SMN) - Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon u doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golahaaasi, kadib doorasho ka...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka iyo waxa waxa uu yahay...
Turkiga oo ka carooday falkii Soomaaliya looga eryay Agaasimihii Isbitaalka Digfeer
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad oo hortegay guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka ayaa ka hadlay xiisad...
Gacan ka hadalkii Tik Tok-ga ee sababay geerida iyo garsoorka maxkamadda CQS
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa u fadhiistay kiis dil ah oo ka bilowday gacan ka hadal dhex maray dhalinyarro caan ka...














