Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada SYL

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo war ka soo saaray xuska 15-ka May

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray dhalinyarada

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta...

Guddiga doorashada oo baaq culus u diray musharixiinta madaxweynaha

MUQDISHO (SMN) - Guddiga doorashada madaxweynaha oo war cusub soo saaray ayaa baaq u diray musharixiinta xilka madaxweynaha ee beri ku loolami doono doorashada...

DF Soomaaliya oo bandow ku soo rogtay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo goordhow la hadlay Wariyeyaasha ayaa sheegay in bandow lagu soo rogay Muqdisho, sababo...

Shariif “Xukunka marka la’isku dhajiyo waxaa laga dhaxlaa burbur Qaran”

MUQDISHO (SMN) – Musharax madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay bandhig siyaasadeed ku aadan ololihiisa doorashada ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Shariif...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay warbaahinta madaxa bannaan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaA kulan la qaatay madaxda warbaahinta madaxa banaan iyo...

Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida madaxweynihii Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah uga diray qoyska, shacabka iyo guud ahaan dowladda Imaraadka...

R/W Rooble oo war ka soo saaray geerida madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid AUN madaxweynihii Imaaraadka Carabta...

WARAR KALE

Uganda oo Ciidamo Cusub u Soo Dirtay Soomaaliya, Guutada 48-aad oo Beddelaysa Ciidamadii Hore

Muqdisho — Dowladda Uganda ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM),...

Eritrea oo Qaramada Midoobay ka dalbatay inay soo farageliso xiisadda sii xoogeysanaysa ee kala...

Asmara — Dowladda Eritrea ayaa Qaramada Midoobay ka codsatay inay soo farageliso xiisadda sii xoogeysanaysa ee kala dhaxaysa Itoobiya, iyadoo labada dal ay isku...

Somali parliament concludes second reading of central bank bill, judicial cooperation agreements with Turkey

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s House of the People has concluded the second-reading debate on proposed amendments to the Central Bank Law and judicial cooperation...