Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Shiinaha

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo ka wada hadlay maalgashiga iyo dib-u-habaynta dhaqaalaha

SEOUl, Kuuriyada Koonfureed — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan kula yeeshay Seoul Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), Dr. Sidi...

Mareykanka oo Nin Soomaali ah ku xiray xabsiga Guantanamo Bay

WASHINTON - Adan Abdullah, oo 31 jir ah, Soomaali ah kuna noolaa gobolka Minnesota, ayaa loo qaaday xabsiga milatari ee Mareykanka ee Guantanamo Bay,...

Cirro oo sheegay in Somaliland diyaar u tahay inay Gaza u dirto ilaa 2,000...

WASHINGTON — Somaliland ayaa diyaar u ah inay ilaa 2,000 askari ku biiriso Ciidanka Caalamiga ah ee Xasilinta Gaza, balse waxay sugaysaa in Mareykanka...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay Shirka Kuuriya iyo Afrika

Seoul, Kuuriyada Koonfureed - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo ka qeybgalay dib-u-daahfurka Qorshaha Isbeddelka 2026–2031

Baydhabo –  Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka qeybgalay munaasabadda dib-u-daahfurka Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed ee dib...

Ciidamada Badda Turkiga oo hawlgallo ilaalin ah ka wada biyaha Soomaaliya

MUQDISHO — Ciidamada Badda Turkiga ayaa sheegay inay hawlgallo ilaalin iyo galbin ah ka wadaan biyaha Soomaaliya, iyadoo maraakiib dagaal oo ka tirsan Ciidanka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Türkiye

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...

Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacayo - Alle ha u naxariistee, ganacsade Axmed Yuusuf Haamey ayaa lagu magaalada Gaalkacyo loogu dilay sida la sheegay aano qabiil, xilli uu ku...

Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS

Muqdisho, Soomaaliya –  Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...