Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

SoDMA iyo FAO oo ka wada hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo fatahaadaha Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka iyo Haweenka ee Koonfur Galbeed, ayaa maanta...

Taliyaha Guutada 21-aad iyo ciidamo tababar kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed...

Soomaaliya oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro ay maleeshiyaadka Xuutiyiinta ku qaadeen goobo rayid iyo xarumo dhaqaale oo ku yaalla...

Xiisadda Koonfur Galbeed iyo eedeymaha loo jeediyay Turkiga

BAYDHABO, Soomaaliya – Iska-horimaadyadii ka dhacay qaybo ka mid ah Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya intii lagu jiray toddobaadkii ugu horreeyay ee Sebtembar 2026, iyo eedeymaha...

NIRA iyo NADRA oo xoojinaya iskaashiga dhinaca nidaamyada aqoonsiga

Islamabad - Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiwali Cali Cabdulle, ayaa booqday Hay’adda Qaranka ee Xogta...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Qaahira, Masar - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga 166-aad...

Koonfur Galbeed garabka Lafta gareen oo hakisay duulimaadyada taga degmooyinka ay maamusho

Baydhabo, Soomaaliya - Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqday in si ku-meel-gaar ah loo hakiyay dhammaan duulimaadyada...

Soomaaliya iyo Suudaan oo Qaahira ku Yeeshay Wadahadallo Laba Geesood ah

Qaahira, Masar —  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Qaahira kulan laba geesood...

Switzerland oo Qorsheynaysa in Soomaaliya Dib loogu Masaafuriyo Muwaadin Soomaaliyeed

Geneva - Switzerland ayaa qorsheynaysa inay si qasab ah dalka uga saarto muwaadin Soomaaliyeed oo si xun u dhaawacmay, kaas oo ah aabbe ay...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...