Israa’iil oo muwaadiniinteeda uga digtay safarka Somaliland
TEL AVIV - Golaha Amniga Qaranka ee Israa’iil (NSC) ayaa soo saaray qiimeyn cusub oo ku saabsan khataraha amni ee ay wajihi karaan Israa’iiliyiinta...
Niger oo Faransiiska ku eedaysay afgambi militari oo fashilmay
Niamey - Niger ayaa Faransiiska ku eedaysay inuu ka dambeeyay afgambi militari oo fashilmay, kaas oo toddobaadkii hore ay koox askar ah isku dayeen...
Ciidamada Yemen oo Sheegay inay La Wareegeen Degmo Istaraatiiji ah iyadoo ay Sii Xoogeysanayaan...
YEMAN - In ka badan 60 qof, oo ay ku jiraan dad rayid ah, ayaa ku dhintay iskahorimaadyo u dhexeeya ciidamada dowladda Yemen iyo...
SoDMA oo wacyigelin ka sameysay deegaanada ku teedsan Beledweyne
Beledweyne - Masuuliyiin sare oo ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo safar shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa wacyigelin...
Ciidanka Soomaaliya ayaa dilay 14 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab hawlgal militari oo dhawaan...
Baydhaba, Soomaaliya - Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Soomaaliya ayaa dilay 14 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah intii lagu jiray howlgal habeenimo ah oo...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ka hadashay Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badbaadada...
MUQDISHO - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed, ayaa sheegtay in daahfurka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badbaadada Rayidka...
Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray Beledweyne dardargelinaya diyaar-garowga fatahaadaha
Beledweyne - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay weheliyaan Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta...
Jeneraal Al-Burhan oo Eritrea kala hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo dagaalka Suudaan
Asmara - Guddoomiyaha Golaha Sare ee Ku-meel-gaarka ah ee Suudaan, Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan, ayaa magaalada Asmara kulan albaabbadu u xiran yihiin kula yeeshay...
Farmaajo oo cambaareeyay weerarkii lagu dhaawacay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan
MUQDISHO - Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa caafimaad degdeg ah Alle uga baryay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo kamid...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii guriga Gen. Mahad Shub
Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyey weerarka lagu qaaday hoyga General Mahad Cabdiraxmaan, oo ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta...















