Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tacsi u Diray Madaxweynaha Tanzania
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Marwo Dr. Samia...
Guddoomiyaha SoDMA oo Kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha Fatahaaduhu Halis Geli Karaan
Beledweyne - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul ee halista...
Guddoomiye Ku-xigeenka SoDMA oo Muqdisho ku Daah-furay Shirka Kooxda Farsamada
Muqdisho - Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku daah-furay shirka Kooxda Farsamada ee Heer Qaran...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeeray Buundada Baardheere
Baardheere - Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa...
Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo ku geeriyooday Baydhabo
Baydhaba, Soomaaliya: Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ku geeriyooday wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo ka howlgallayay warbaahinta Arlaadi Media, kaddib markii uu...
Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaareysay soo noqoshada burcad-badeednimada
Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland iyo guud ahaan biyaha...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo gaaray magaalada Baardheere
Baardheere - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa...
Ciidanka Danab oo howlgallo qorshaysan ka wada Gobolka Shabeellaha Hoose
Gobolka Shabeellaha Hoose - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday Taliska Qaybta 1-aad ee Gorgor
Muqdisho - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Agaasimaha Guud ee OIC ee Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku...















