Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirweynaha Afrika ee Nidaamyada Cunnada 2026
Kigali, Rwanda - Lataliye Sare Maxamed Mukhtar Cali, oo ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Afrika ee Nidaamyada Cunnada 2026...
Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysay weerarkii lagu beegsaday General Mahad Shub ee Doolow
Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah isaga fogeysay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo habeenkii hore lagu...
Jubbaland oo Cambaareysay Duqeyn Lagu Beegsaday Guriga General Mahad Aadan ee Doolow
KISMAAYO - Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada...
Madaxdii hore iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday Taliye...
Muqdisho - Madaxdii hore ee Soomaaliya, siyaasiyiin iyo xildhibaano Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay duqeyntii lagu qaaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta...
Koonfurta Suudaan oo meesha ka saaraysa caqabadaha dastuuriga ah ka hor doorashooyinka 2026-ka
JUBA - Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ansixiyay wax-ka-beddel lagu sameeyay dastuurka, kaas oo meesha ka saaraya shuruuddii ahayd in la dhammaystiro dastuurka...
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka badbaaday duqeyn lagu qaaday guriiisa
Doolow – Guri uu degmada Doolow ka deganaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa la sheegay in duqeyn lala beegsaday, iyadoo wararka hordhaca...
Koonfur Galbeed oo Turkiga ku eedeysay duqeyntii lagu qaaday guriga Jeneraal Shub
Baydhabo – Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed, oo ka tirsan garabka Cabdicasiis Laftagareen, ayaa si adag u cambaareysay duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha aan...
Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirka AFROSAI-A ee Qaahira
Qaahira - Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay, hadalna ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare...
Mareykanka oo Duqeymo Cusub la Beegsaday Daacish
Calmiskaad – Dowladda Mareykanka ayaa xalay duqeymo ka fulisay deegaanno ka tirsan buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, iyadoo la sheegay in duqeymaha lala beegsaday...
Koonfur Galbeed oo Sheegtay inay Fashilisay Weerar Lagu Qaaday Baydhabo
BAYDHABO, Soomaaliya — Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulkaasi ay fashiliyeen weerar saaka lagu qaaday magaalada Baydhabo,...















