Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland oo digniin u dirtay Galmudug, kana hadashay xaaladda Gaalkacyo

Garoowe – Dowladda Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku cambaareysay waxa ay ku tilmaamtay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo uu wado Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan...

Weerar looga shakisan yahay Al-Shabaab oo ka dhacay Gaarisa

Gaarisa – Dagaalyahanno looga shakisan yahay Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday tuulada Abakaile ee gobolka Gaarisa ee waqooyi-bari Kenya, iyagoo bartilmaameedsaday xarun isgaarsiineed, halka...

IOM oo Soomaaliya ka billowday barnaamij saddex sano ah oo lagula dagaallamayo tahriibinta iyo...

Muqdisho – Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa daahfurtay barnaamij goboleed oo socon doona muddo saddex sano ah, kaas oo looga golleeyahay...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo soo bandhigay waxqabadka diblomaasiyadda Soomaaliya afartii sano ee la soo...

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Xuutiyiinta oo madaafiic ku garaacay xarunta garsoorka ee magaalada Taiz, iyadoo xiisadda militari ay...

Taiz, Yemen – Kooxda Xuutiyiinta ayaa madaafiic ku garaacday xarunta garsoorka ee magaalada Taiz ee koonfur-galbeed Yemen, iyadoo aan la soo sheegin wax khasaare...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray adeegyada dalxiiska ee Garoonka Aadan Cadde

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha...

Ciidamada Suudaan oo la wareegay magaalada Bara iyo deegaanno kale oo muhiim ah

Khartuum – Mas’uuliyiin ka tirsan Suudaan ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa xulafada la ah ay la wareegeen magaalada Bara iyo saddex deegaan...

Aqalka Sare oo ka dooday qorshe-howleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cali Shacbaan Ibraahim, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cali...

Mareykanka oo xoojinaya wada-hadallada uu la leeyahay Soomaaliya iyo Eritrea si loo adkeeyo amniga...

Washington – Dowladda Mareykanka ayaa sare u qaadday wada-hadallada ay la leedahay Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo diiradda la saarayo amniga Badda Cas iyo marin-biyoodka...

Markab ganacsi oo lagu afduubtay Gacanka Cadmeed oo la geeyay xeebaha Soomaaliya

Boosaaso – Markab ganacsi oo toddobaadkii hore lagu afduubtay biyaha Gacanka Cadmeed ayaa la geeyay xeebaha Soomaaliya, halkaas oo la sheegay inuu gacanta ugu...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...