Afar sarkaal oo Booliska Soomaaliyeed ah oo Master-ka ku qaatay Ruushka kaddib 40 sano
Muqdisho – Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka mid noqday saraakiil ka qalin-jabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee...
Midowga Afrika oo Soomaaliya ugu baaqay inay ka qayb gasho wada-tashiyada aaya-ka-tashiga AUSSOM
Addis Ababa – Guddiga Midowga Afrika (AU) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u diray casuumaad rasmi ah oo ay kaga dalbanayaan inay si degdeg ah...
Wakiilka Midowga Afrika iyo Ku-simaha Safiirka Mareykanka oo ka wada hadlay mustaqbalka AUSSOM
Muqdisho – Iyadoo ay sii kordhayaan walaacyada la xiriira mustaqbalka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), gaar ahaan caqabadaha dhaqaale ee wajahaya howlgalka iyo...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirkii ugu horreeyay ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee...
Addis Ababa – Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah...
Wasiirka Amniga Gudaha oo daah-furay barnaamij lagu xoojinayo amniga xuduudaha iyo garoomada diyaaradaha
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha...
SoDMA oo bahda caafimaadka kala tashatay u-diyaargarowga fatahaadaha la xiriira Super El Niño
Muqdisho – Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jirta hay’adaha caafimaadka dowladda iyo kuwa...
Xukuumadda oo ansixisay dhismaha Gollaha Sare ee Garsoorka Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 23 Luuliyo 2026: Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka duulaya soo jeedinta Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, waxay si aqlabiyad ah...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka
MUQDISHO – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, kaas oo noqonaya hindise-sharciyeedkii ugu horreeyay ee dalka laga sameeyo ee...
Soomaaliya oo taageertay Ajandaha caafimaadka ee Midowga Afrika shirka Accra
Accra, Ghana – Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...
Soomaaliya iyo Maldives oo xiriirka diblomaasiyadeed xoojiyay
Muqdisho – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, oo sidoo kale ah Safiirka aan deggenayn ee dalalka Sri Lanka...















