Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in laba sano loo kordhiyo hawlgalka ciidamadiisa ee Soomaaliya

ANKARA - Baarlamaanka Turkiga ayaa Talaadadii ansixiyay codsigii Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan ee ahaa in laba sano loo kordhiyo hawlgalka ciidamada Turkiga ee Soomaaliya.   Go'aankan...

Soomaaliya iyo South Korea oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Kuuriyada Koonfureed ee...

Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga horumarineed

Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda,...

Maraakiibta ciidamada badda Turkiga oo sii wada ilaalinta markabka qodista shidaalka ee ka howlgala...

Muqdisho – Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay in maraakiibta ciidamada badda ee dalkaas ay sii wadaan howlgalka ilaalinta iyo galbinidda maraakiibta ka howlgasha xeebaha...

Suudaan oo diidday cunaqabataynta cusub ee Mareykanka, kuna tilmaantay eedeymaha hubka kiimikada kuwo aan...

Khartuum – Dowladda Suudaan ayaa si kulul u diidday cunaqabatayn cusub oo uu Mareykanku saaray, taas oo dhaqan gashay Isniintii, iyadoo ku tilmaantay eedeymaha...

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirweynaha 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Rabat – Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya, Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Rabat ee dalka Morocco kaga qeyb galay Shirweynaha 4-aad...

Guddiga Doorashooyinka oo dib u dhigay doorashada maamulka Galmudug

Dhuusamareeb – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee Dowlad...

In ka badan 140 qof oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Mauritania

Nouadhibou – Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in ugu yaraan 143 qaxooti iyo muhaajiriin ah ay dhinteen ama weli la...

Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]

MUQDISHO — Munaasabad lagu soo bandhigay Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Beelweynta Xawaadle ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb galeen...

SoDMA iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo xoojinaya iskaashiga u diyaar-garowga musiibooyinka iyo saameynta isbeddelka...

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...