Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamad ku taal Hindiya oo 44 Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa’in oo la...

Mumbai – Maxkamad gaar ah oo ku taalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ayaa 44 muwaadin oo Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa’in, kadib...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Türkiye

Ankara – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa magaalada Ankara kulan...

Ciidamada dab-damiska oo damiyay dab xooggan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho – Ciidamada Dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka kacay Suuqa...

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino oo la filayo inuu booqasho taariikhi ah ku yimaado Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya — Soomaaliya ayaa isku diyaarinaysa booqasho taariikhi ah oo uu dhammaadka sanadkan ku imaan doono Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Gianni Infantino,...

Mareykanka oo Soomaaliya ku Daray Liiska Dalalka qataraha ugu badan kaga digay muwaadiniinista

Muqdisho – Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ku dartay liiska dalalka ugu sarreeya ee digniinta safarka (Heerka 4-aad), iyadoo muwaadiniinteeda kula talisay inaysan u safrin...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyay wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka ee Muqdisho

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyay wada-hadallada u socda dowladda Federaalka iyo saamileyda siyaasadda, isagoo ku tilmaamay...

Puntland oo sheegtay inay soo afjartay dagaal ka dhacay deegaanka Laag

Boosaaso – Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay inay la wareegeen gaadiid dagaal, hub iyo maxaabiis kadib dagaal ka dhacay deegaanka Laag ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK, ballanqaadayna xoojinta xiriirka labada...

MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK Andy Burnham, isagoo sheegay in Soomaaliya...

SoDMA iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka musiibooyinka iyo diyaar-garowga...

MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal Shabeellaha Hoose ku dilay sagaal dagaalyahan oo Al-Shabaab ah

MUQDISHO, Luulyo 20 – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay dileen sagaal xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, oo uu ku...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...