Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo Aljeeriya uga tacsiyeeysay dab ka kacay xarun carruur lagu daryeelo

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii tacsi u dirtay dowladda iyo shacabka Aljeeriya kaddib dab ka kacay xarun lagu daryeelo carruurta oo ku...

Mas’uuliyiin Soomaaliyeed oo ka qeyb galay qalin-jabinta in ka badan 300 oo arday oo...

Ankara – Lataliyaha Koowaad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Turkiga, Mudane Ismaaciil Ibraahim Aadan, oo ay wehliyaan Xildhibaan Mahad Cawad, Marwo Caaisha Maxamuud...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka...

Wasiirka Warfaafinta oo saxiixay buugga tacsida ee geerida Amiirkii hore ee dalka Qatar

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta saxiixay buugga tacsida ee Safaaradda Dowladda Qatar...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday gogosha tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqday hoyga ay taallay gogosha tacsida Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo amaaney taageeradda dowladda Qatar ee Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho si uu uga tacsiyeeyo geerida ku...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

Muqdisho, Soomaaliya – 15 Luulyo, 2026 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay golihii hore ee xukuumadda

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas. Kulanka ayaa diiradda...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo booqatay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Islaamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa  booqasho rasmi ah ku tagtay Safaaradda...

Ugu yaraan 50 muhaajiriin Soomaali ay ku jiraan oo lagu la’yahay Badda Mediterranean-ka kadib...

Liibiya  - Ugu yaraan 50 muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan Soomaali, haween iyo carruur, ayaa lagu la’yahay Badda Mediterranean-ka, halka 10 qof laga...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...