Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Qorsheynta oo Golaha ECOSOC ka Soo Bandhigay Horumarka Soomaaliya

New York – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay shirka...

Wasiirka Qoyska oo Saxiixday Buugga Tacsida Amiirkii Hore ee Qatar

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa  saxiixday buugga tacsida ee loo furay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Sablaale

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo lagu bartilmaameedsaday goobo...

Ciidanka Danab oo Burburiyay Fariisimo ay Al-Shabaab Ku Lahaayeen Jubbada Hoose

Jubbada Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 162-aad, ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Lafa-gari, Xabala Afwaax iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Tacsi Uga Diray Dowladda Qatar Geerida Amiirkii Hore

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku tagay Safaaradda Dowladda...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doha uga Tacsiyadeeyay Amiirka Qatar Geerida Aabihii Amiirkii Hore

Doha – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay...

Suxufiyad Shukri Saciid: “Talyaaniga waxa uu go’aansaday inuu celiyo dadka xitaa sharciga leh uuna...

ROME - Suxufiyad Shukri Saciid oo ku nool Talyaaniga ayaa sheegtay in dowladda dalkaas ay billowday qorshe lagu celinayo dadka qaxootiga, oo isagu jira...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Nairobi – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi, ayaa maanta...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo Kulamo Doceedyo la Yeelatay Mas’uuliyiin ka Socday Dalalka OIC

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceedyo la yeelatay madax iyo...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...