SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (
Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...
Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka
Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...
Xisbiga JSP oo Soo Bandhigay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Doorashada soo socota
MUQDISHO - Waxaa si habsami leh Xarunta Dhexe ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ugu qabsoomay kulan ballaaran oo ay ka qaybgaleen hoggaanka,...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer Ku Tagay Saldhigga Balidoogle
Balidoogle - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa booqasho shaqo ku tagay Saldhigga...
Wafdi ka socda Aqalka Sare oo Ka Qeyb Galay Shirweynaha Baarlamaanka Carabta ee Qaahira
Qaahira, Masar – Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee...
Taliyaha NISA oo Caabudwaaq Ka Waday Kulamo Lagu Adkeynayo Nabadeynta iyo Amniga Galmudug
Caabudwaaq - Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo gaaray magaalada Caabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya...
JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug
Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Beledweyne uga qeyb galay xuska 49-aad ee madaxbannaanida Jabuuti
Beledweyne – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan uga qeyb galay xuska iyo dabaal-degga munaasabadda 49-aad...
Macawiisleyda Xawaadle oo dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay Baladweyne
Baladweyne – Ciidanka Macawiisleey Xawaadle ee ku sugan Baladweyne ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan ka wada Magaaladaasi oo uu ku sugan yahay Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin...
Farmaajo oo Hambalyo u Diray Jamhuuriyadda Jabuuti
MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka, Dowladda iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Jabuuti munaasabadda 27-ka Juun oo ah...















