Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya, oo...
Boqortooyadda Sacuudiga oo xukun dil ah ku fulisay saddex muwaadin oo Soomaali ah
RIYADH – Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay in Axaddii shalay ay xukun dil ah oo toogasho ah ku fulisay saddex...
Ciidamada Uganda oo xiray warbaahin madax-bannaan, kadib amar ka soo baxay taliyaha ciidamada
Kampala, Uganda – Kooxda ugu weyn warbaahinta madaxa-bannaan ee Uganda, Nation Media Group (NMG), ayaa sheegtay inay ku jirto “go’doomin militari” kadib markii ciidamada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya iyo Kulan uu La yeelan doona Ra’iisul Wasaare...
Addis Ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee...
Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar
QAAHIRA - Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare...
Hantidhowraha Guud oo Shirkadda Favori Fulinta Kala Hadlay Talooyinka Baarista Maaliyadeed
MUQDISHO - Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, oo ay wehliyaan Saraakiil iyo La-taliyeyaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud, ayaa kulan la yeeshay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda
MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...
Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi
Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...
MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...
SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (
Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...















