Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mucaaradka Oo Wada Abaabullo Hordhac U Ah Dibadbax La Filayo Inuu Ka Dhaco Muqdisho

Muqdisho –  Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay saakay ku waabariisaytay iyada oo xubno ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo iyo abaabullo la xiriira...

Tiro Muwaadiniin u dhashay dalka Mozambique oo Lagu Dilay Koonfur Afrika

JOHANNESBURG  — Xukuumadda Mozambique iyo booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa isku khilaafay tirada muwaadiniinta u dhalatay Mozambique ee lagu dilay weerarro salka ku haya...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Oo Maanta Dooranaya Dalka Beddeli Doona Soomaaliya

New York – Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta, inta lagu jiro kalfadhigiisa 80-aad, u codeynaya doorashada shan xubnood oo cusub oo aan...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Xaaladaha Bani’aadannimo Ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Qaranimada Talyaaniga Ee Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya –  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda lagu xusay Maalinta Qaranimada Talyaaniga oo...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgallo Amni ka Fuliyey Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida ka fuliyey deegaanno dhowr...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ka socday...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgallo amni ka fuliyey deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida ka fuliyey deegaanno dhowr ah...

Maamulka Trump: Iskaashiga Somaliland ma dhaawacayo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

WASHINGTON — Maamulka Madaxweyne Trump ayaa u sheegay Kongareeska in dowladda Mareykanka ay si buuxda u aqoonsan tahay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee...

Wafdi Ka Socday Dowladda Sweden iyo Hay’addo oo soo garaay magaalada Muqdisho

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Sweden...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...