Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Jaamacadda Carabta oo ka digtay khatarta faragelinta Israa’iil ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika

Qaahira, Masar — Jaamacadda Dalalka Carabta ayaa si adag uga digtay  khatar ka dhalan karta faragelin milatari oo ay sameyso Isra’iil oo ku wajahan...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Buurhakaba

Bay, Soomaaliya — Kumaandooska Danab Xooga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Degmada Buurhakaba...

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo ka shiray amniga Gobolka Baay

Baydhaba — Cabdullaahi Xuseen Cirro, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa shir guddoomiyay kulan amni oo saraakiisha ciidamada ay ku...

Wasiirka Hawlaha Guud oo kulan muhiim ah la yeeshay Xoghayaha Guud ee GCC

Baku, Azerbaijan — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaciil Yuusuf, oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u...

Xadka Rwanda iyo Congo oo la xiray iyadoo laga cabsi qabo Ebola

Goma — Xadka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo iyo Rwanda, gaar ahaan meelaha ku xeeran magaalooyinka Goma iyo Gisenyi, ayaa la xiray tan...

Mucaaradka oo markale iclaamiyay bannaanbax ka dhan ah dowladda

Muqdisho — Xasan Cali Khayre ayaa shacabka ku nool magaalada Muqdisho ugu baaqay inay ka qeyb galaan bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka Soomaaliya.   Ra’iisul...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliilay muddo kordhinta dowladda

Muqdisho — Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan xubnaha mucaaradka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu si sharci darro ah...

Sheekh Shariif oo sheegay in muddo xileedka dowladda uu dhammaaday

Muqdisho — Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in muddo xileedka hay’adaha dowladda federaalka uu dhammaaday, isagoo xusay in aan weli lagu heshiin hannaan...

Taliyaha NISA oo kulan amni la qaatay laamaha amniga degmada Gubadley

Muqdisho — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Taliyaha Hay’adda, Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta kulan amni iyo wadatashi ah ku qabtay Degmada Gubadley,...

Hay’adda SoDMA Oo Gargaar Gaarsiisay Magaalada Buurhakabo ee gobolka Bay

BUURHAKABO, BAY — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo, halkaas oo ay...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...