Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Cambaareysay Furitaanka Safaarad Ay Somaliland Ka Yeelaneyso Qudus

Jeddah — Xoghaynta Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareysay wararka sheegaya  maamulka Somaliland ay qorsheyneyso in waxa loogu yeero...

Ciidanka Danab oo Howlgal ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Degmada Afgooye

Afgooye, Shabeellaha Hoose — Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubka gaadiidka gaashaaman, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada...

Safiirka Turkiga oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya

Muqdisho, 21, May, 2026--- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Masar oo cambaareysay tallaabada maamulka Somaliland xafiiska uga furanayo Qudus

QAAHIRA - Dowladda Masar ayaa si adag u cambaareysay tallaabada sharci-darrada ah ee la xiriirta furitaanka waxa loogu yeeray “safaaradda Somaliland” ee magaalada Qudus,...

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Maamulka Koonfur Galbeed?

Baydhabo, May, 21, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

DFS oo cambaareysay qorshaha lagu sheegay in safaarad looga furayo Qudus

Muqdisho – Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, wadajirka dhuleed iyo qarannimada dalka.   War-saxaafadeed kasoo...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa-bannaan

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Agaasimayaasha iyo madaxda Warbaahinta Madaxa-bannaan...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday iskaashi lagu xoojinayo amniga Soomaaliya

Muqdisho – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in taageerada isbeddelka amniga Soomaaliya ay u baahan tahay iskaashi caalami ah oo xooggan si loo xaqiijiyo nabad...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya,...

Hay’ada Caafimaadka Aduunka Oo Ka Digtay Faafitaanka cudurka Ebola

Geneva, Switzerland — Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa si weyn uga digtay xawaaraha iyo baaxadda uu ku faafayo cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...