Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xarun casri ah oo shaqo-abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaaliyeed oo Muqdisho laga furayo

ADDIS ABABA — Shirkadda caanka ah ee LG Electronics, Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Kuuriya (KOICA), Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) u qaabilsan...

Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay Cudurka Ebola oo dib Dillaaca Bariga Congo iyo...

ADDIS ABABA — Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay cudurka Ebola (EVD) oo mar kale ka dillaacay dalalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo...

Qaramada Midoobey oo sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, kuna...

NEW YORK - Qaramada Midoobey ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadalladii ugu dambeeyay ee dhexmaray dowladda...

Afar qof oo ku dhintay mudaaharaadyo ka dhacay Kenya kadib kororka qiimaha shidaalka

Nairobi, Kenya — Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, halka tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen mudaaharaadyo xooggan oo Isniintii gilgilay dalka Kenya, kuwaas...

Mareykanka oo Adkeeyay Tallaabooyinka looga Hortaggayo Cudurka Ebola

Washington — Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu xoojinayo ka hortagga faafitaanka cudurka Ebola, kadib markii Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ay...

Soomaaliya iyo Suudaan Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga

BAKU, AZERBAIJAN — Mas’uuliyiin ka kala socotay dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Baku, iyagoo ka wada hadlay xoojinta...

Muqdisho Oo Lagu Daahfuray Tababar Lagu Xoojinayo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfuray barnaamij tababar oo soconaya muddo 10 maalmood ah, kaas...

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Wasiirrada Caafimaadka Carabta

GENEVA, SWITZERLAND — Soomaaliya ayaa ka qeybgashay meertada 64-aad ee Shirka Wasiirrada Caafimaadka Dalalka Carabta oo lagu qabtay magaalada Geneva, kaas oo barbar socday...

Midowga Yurub Oo 138 Milyan oo Yuuro Ku Taageeray Soomaaliya

MUQDISHO — Midowga Yurub ayaa shaaciyay taageero maaliyadeed oo cusub oo loogu talagalay Soomaaliya, taas oo isugu jirta dhinacyada amniga iyo gargaarka bani’aadantinimada, xilli...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Pier...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...