Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Ergayga Madaxweynaha uqabilsan Xasillinta Rayidka
Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ), Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tagay Xerodhagaxleey
Mudug – Wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), isla markaana uu qeyb ka yahay...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Jabuuti
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u soo magacowday...
Masar oo heshiis ka dhan ah Itoobiya la gashay dowladda Eritrea
ASMARA — Masar iyo Eritrea ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis iskaashi gaadiidka badda ah oo lagu bilaabayo khad maraakiib ah oo isku xira dekedaha...
IGAD oo ku baaqday in la sii wado wadahadalka mucaraadka dowlada feraalka Soomaaliya
Jabuuti – IGAD ayaa faahfaahin ka bixisay qodobbadii kasoo baxay wada-tashiyadii ka dhacay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 13-kii ilaa 15-kii May 2026, kuwaas...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Cutubyo CXD Tababar uga Socdo Xananbuure
Xananbuure, Galgaduud – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo...
Midowga Afrika oo ka digay khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya
ADDIS ABABA, May 16 — Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyay walaac ku saabsan natiijada wadahadallo heer sare ah oo u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha Yemen u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Mudane Faadil Cali Axmed...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Soomaaliya ay gashay marxalad siyaasadeed oo kala-guur ah
Muqdisho – Hawlgalka Hawlgalka Kumeelgaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa sheegay in Soomaaliya ay gashay marxalad cusub oo kala-guur siyaasadeed ah, kadib...
Xasan Cali Kheyre oo dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay badbaadada dalka
Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay u istaagaan badbaadada dalka, xilli Soomaaliya ay wajahaysa...















