Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Maxkamadda Sare ee dalka oo beenisay in loo gudbiyay natiijada doorashada Koonfur Galbeed
MUQDISHO – Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in aan weli loo soo gudbin natiijo rasmi ah oo la xiriirta doorasho ka...
Walaac Caalami ah oo laga muujiyay Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya
MUQDISHO - Soomaaliya ayaa gashay marxalad siyaasadeed oo cusub kadib markii ay sii xoogaysteen khilaafaadka la xiriira doorashooyinka iyo muddo-xileedka dowladda federaalka.
Beesha caalamka ayaa...
Ciidanka Qaranka Liibiya oo soo bandhigay dhoolatus militari oo ballaaran
DERNA, LIIBIYA – Ciidanka Qaranka Liibiya (LNA), oo uu hoggaamiyo Marshal Khalifa Haftar, ayaa sameeyay dhoolatus militari oo aad u ballaaran oo ka dhacay...
17 Tahriibayaal Soomaali ay ka mid yihin oo Ku Geeriyooday Xeebaha Galbeedka Masar
Matrouth, Masar – Ugu yaraan 17 tahriibayaal ah ayaa ku geeriyooday kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku soo caariyay xeebaha galbeedka dalka Masar,...
Beesha Caalamka oo markale Bilowday Dedaallo Ay Isugu Keenayso DFS Iyo Mucaaridka
MUQDISHO – Dedaallo ballaaran oo ay hormuud ka yihiin diblomaasiyiinta reer galbeedka ayaa dib uga billowday caasimadda dalka ee Muqdisho, kuwaas oo loogu jiro...
Cudurka Ebola Oo Mar Kale Ka Dillaacay Bariga DR Congo
Congo - Ugu yaraan 80 qof ayaa la rumeysan yahay inay u dhinteen cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, iyadoo...
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka
BAKU – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka ee 13-aad, oo ka socota...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay Xerada Kumaandooska Danab ee Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay xerada ciidamada Kumaandooska sida gaarka ah u tababaran...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyey dhiirrigalinta iyo ilaalinta is-dhaafsiga Maalgashiyada
MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray hirgelinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo dowladda...















