Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hab-dhowre Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo aqoon-is-weydaarsi u furtay qaar ka mid ah...

Muqdisho, Soomaaliya — Hab-dhowre Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sahra Cabdullaahi Cigaal (Bundubte), ayaa aqoon-is-weydaarsi ku saabsan kor-joogteynta iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo casho sharaf u sameeyay xildhibaannada labada Aqal ee laga soo...

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Muqdisho kulan casho sharaf ah ugu sameeyay xildhibaannada...

Faransiiska oo ay gilgileen rabshado iyo banaabaxyo waaweyn

Paris – Isku dhacyo u dhexeeya booliiska iyo dibadbaxayaasha, dab-qabadsiin iyo boob baahsan ayaa Sabtidii ka dhacay magaalooyin badan oo Faransiiska ah, iyadoo dibadbaxyada...

Burkina Faso, Niger iyo Mali oo Dib u Bilaabay Wadahadallada ECOWAS

Burkina Faso, Niger iyo Mali ayaa dib u bilaabay wadahadalladii ay la lahaayeen urur-goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS, iyagoo ku heshiiyey in la dhiso...

Aqalka Sare oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi...

Machadka NTTI oo Daahfuray Barnaamij Lagu Tayeynayo Aqoonta Dijitaalka ah ee Shaqaalaha Dowladda

Muqdisho – Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka (NTTI) ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfuray barnaamij lagu tayeynayo aqoonta dijitaalka...

Hoggaanka Sare ee IATA oo Booqasho Taariikhi ah ku Yimid Muqdisho

Muqdisho – Madaxweyne ku-xigeenka Afrika iyo Bariga Dhexe ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), Kamil H. Al-Awadhi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta...

Golaha Shacabka oo Akhrinta Koowaad Marsiiyey Hindise-sharciyeedka Mamnuucidda Gudniinka Fircooniga ah

Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee OIC

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Abdisalam Ali), ayaa ka qaybgalaya furitaanka kalfadhiga...

Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Koonfur Galbeed

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Shiinaha

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

Saraakiil iyo saraakiil-xigeenno oo tababar ku saabsan ilaalinta dadka rayidka ah loogu furay Muqdisho

Muqdisho – Madaxa Hoggaanka Isku-xirka Shacabka iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CIMIC), Gaashaanle Sare Iimaan Maxamuud Cali, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Janaraal Dhagabadan ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray xarumaha cusub ee Golaha Wakiillada iyo Wasaaradda...

Jowhar  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee xarunta Golaha Wakiillada iyo Wasaaradda Amniga Dowlad...