Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

Boosaaso – Dowladda Puntland iyo Dowladda Mareykanka ayaa maanta magaalada Boosaaso ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta labada dhinac, iyadoo diiradda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjiraha cusub ee Aljeeriya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah...

Tigray oo ku eedeysay dowladda Itoobiya inay weerar cusub ka billowday Galbeedka gobolka

Tigray - Maamulka ku-meel-gaarka ah ee gobolka Tigray ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Itoobiya inay billowday weerar cusub oo militari oo ka dhacay Galbeedka...

Dagaal ka qarxay galbeedka Tigrayga oo halis geliyay heshiiskii nabadda ee Pretoria

Tigray - Dagaal culus ayaa ka qarxay galbeedka gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, iyadoo dowladda federaalka iyo Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray (TPLF) ay midba...

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika

Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika (SOCAFRICA), Major General...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha dhaqanka si loo xoojiyo dib u heshiisiinta...

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Muqdisho, Agoosto 01, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Soomaaliya oo si rasmi ah u ansixisay ku biirista Aagga Ganacsiga Xorta ah ee...

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay sharciga ansixinta heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), kaddib markii...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday Dekedda Damietta ee dalka Masar

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ee 29-kii Luulyo 2026 lagu bartilmaameedsaday...

Madaxa IGAD oo Khartoum ku booqday Al-Burhaan, kuna celiyay taageerada nabadda uu hoggaaminayo Suudaan

Khartoum – Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Khartoum, halkaas oo uu kula kulmay Guddoomiyaha Golaha...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...