Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo qaabilay Garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda
Nairobi – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Garsooraha Maxkamadda Caalamiga ah...
Soomaaliya oo taageertay isbahaysiga cusub ee amniga Badda Cas ee Sacuudigu hoggaaminayo
Riyadh – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalalkii taageeray hindisaha cusub ee Sacuudiga ee lagu dhisayo isbahaysi caalami ah oo loogu talagalay...
Midowga Afrika oo dib u xaqiijiyay taageerada uu u hayo Soomaaliya
Kampala – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mahmoud Ali Youssouf, ayaa dib u xaqiijiyay taageerada Midowga Afrika uu u hayo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed...
Fannaankii iyo Hal-abuurkii Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka
MUQDISHO – Fannaanka, hal-abuuraha iyo muusikiistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal ayaa Jimcihii ku geeriyooday dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku noolaa...
Madaxweyne hore Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida fanaan Axmed Cali Cigaal
Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed...
Weerar lagu qaaday Dekedda Masar oo walaac ku abuuray amniga Kanaalka Suweys iyo Badda...
Qaahir - Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn ayaa lagu qaaday dekedda Damietta ee dalka Masar, halkaas oo ay ku xirnaayeen maraakiib qaada...
Midowga Afrika oo taageeray dood guud oo ku saabsan socdaalka, halkii si gaar ah...
Addis ababa - Koonfur Afrika ayaa sheegtay in Midowga Afrika (AU) uu taageeray in dood ballaaran laga yeesho arrimaha socdaalka iyo tahriibka ee qaaradda,...
Spain oo u yeertay Safiirka Talyaaniga kadib hadal ka dhashay khilaaf ku saabsan socdaalka
Madrid – Dowladda Spain ayaa u yeertay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Madrid, kadib markii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga, Antonio Tajani, uu ku baaqay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa Uganda ka hor Shir-madaxeedka AUSSOM
Kampala, Uganda – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, halkaas oo uu kulan laba geesood...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin...















