Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Premier Bank iyo Mastercard oo Daah-furay Olole Macaamiisha Lagu Abaalmarinayo

Premier Bank iyo Mastercard ayaa daah-furay olole cusub oo macaamiisha haysata Premier Mastercard siinaya fursad ay ku guuleystaan abaalmarinno kala duwan marka ay wax...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo mustaqbalka AUSSOM

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo booqday maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran xabsi ku yaalla...

Banghaasi, Liibiya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay Xabsiga Ganfuda ee magaalada Banghaasi, halkaas oo ay kula kulmeen dhallinyaro...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Baydhabo  - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah...

Boqolaal qof oo ka qaxay Tigray una gudbay dalka Suudaan kadib dagaal ka qarxay...

Khartoum – Boqolaal qof oo Itoobiyaan ah ayaa ka gudbay xadka Suudaan labadii maalmood ee la soo dhaafay, iyagoo ka cararaya dagaallo dib uga...

Somaliland oo cambaareysay booqashada Ra’iisul Wasaare Xamza ee Laascaanood

Hargeysa – Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay booqashada Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, uu ku tagay magaalada Laascaanood, iyadoo ku...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shacabka Laascaanood la qaatay waqti

Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayaa...

Dhulgariir ka dhacay Masar oo cabsi ku abuuray Soomaalida ku nool Qaahira

Qaahira – Dhulgariir cabirkiisu gaarayay 5.5 magnitude ayaa saqdii dhexe ee xalay ruxay magaalada Qaahira iyo deegaanno kale oo ka tirsan dalka Masar, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, xarunta maamulka...

Puntland iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

Boosaaso – Dowladda Puntland iyo Dowladda Mareykanka ayaa maanta magaalada Boosaaso ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta labada dhinac, iyadoo diiradda...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...

Somali president opens 2026-27 higher education academic year

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday attended the opening ceremony for the 2026-27 academic year of higher education, held at...