Mareykanka oo dib u cusbooneysiiyay $5 milyan oo abaalmarin ah oo lagu raadinayo Khadra...
WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa mar kale shaacisay abaalmarin lacageed oo gaareysa $5 milyan oo lagu bixinayo xog horseedi karta in la helo Khadra...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo la kulantay wafdi ka socday Midowga Afrika
Muqdisho - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Xafiiska...
Wafdi ka socday hay’ado caalami ah oo booqasho ku tagay Jubbaland
Kismaayo - Wafdi ka kala socday safaaradaha Sweden, Norway, Netherlands, Midowga Yurub, Switzerland iyo hay’ado caalami ah ayaa booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta...
NISA oo sheegtay inay Muqdisho iyo nawaaxigeeda ku burburisay shabakado Al-Shabaab ah
Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay burburiyeen shabakado ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay inay qorsheynayeen inay...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD oo kormeeray xarunta cusub ee ururka ee Jabuuti
Jabuuti, Jamhuuriyadda Jabuuti - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada Jabuuti kaga qeybgalay kormeer ay...
Qaramada Midoobay oo ka digtay in gargaarka Suudaan uu dhammaan karo toddobaadyo gudahood
Khartuum - Hay'adaha gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in hawlgallada gargaarka ee muhiimka ah ee Suudaan ay wajihi karaan hoos u dhac...
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika
Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qeyb galay kulan ka dhacay dalka Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo...
Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya
Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...
Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya
Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.
Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...















