Kaaliyaha Guutada 77-aad oo kormeer shaqo ku tegay degmada Balcad
Balcad, Shabeellaha Dhexe - Kaaliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/le Dhexe Axmed Iidle Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tegay fariisimaha Ciidanka ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir-guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada
MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyay kulankii toddobaad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka,...
Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Taageerada Turkiga ee Soomaaliya [Sawirro]
MUQDISHO: Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal dhaqameed, Salaadiin, Ugaasyo, Nabaddoonno iyo Waxgarad Soomaaliyeed ayaa lagu bogaadiyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo si...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego
Leego, Soomaaliya - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin...
Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow
Garoowe, Soomaaliya - Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo kormeeray ciidamada tababarka ku jira
Baydhabo - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Baydhabo kormeer ugu tegay ciidamo ka tirsan XDS...
Wasaaradda Amniga oo Muqdisho kusoo xirtay shir looga hadlayey la-dagaallanka kooxaha hubeysan
Muqdisho - La-taliyaha Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay kulamadii u dhexeeyay hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarunta La-dagaallanka Argagixisada ee Midowga...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo bogaadisay koboca dhaqaalaha dalka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025,...
Wasaaradda Qoyska iyo Guddiga Doorashooyinka oo ka wada hadlay ka-qaybgalka haweenka
Muqdisho, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha, Mudane...
Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay amniga deegaannada Koonfur Galbeed
Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar...




![Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Taageerada Turkiga ee Soomaaliya [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/09/aea5fe62-aa1e-495f-834a-b51e9a725325-1-1200x800-1-218x150.webp)










