NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe ku dishay xubno ka tirsanaa...
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegay inay fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha...
SoDMA iyo Hirshabeelle oo ka wada hadlay gurmadka dadka ay saameeyeen colaadda Jalalaqsi
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay doorka Duqa Magaalada St. Louis Park ee Jaaliyadda Mareykanka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Naadiya Maxamed, Duqa Magaalada St. Louis Park ee gobolka...
Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay
Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...
Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad ah
MUQDISHO - Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad lagu xoojinayo tababarrada Booliska iyo iskaashiga amniga
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda...
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS oo heshiisyo muhiim ah la saxiixatay hay’ado ku...
Istanbuul - Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si rasmi ah u saxiixay laba heshiis...
Safaaradda Soomaaliya ee Sacuudiga oo xustay 66-guuradii Midowga iyo Xorriyadda Soomaaliya
Riyadh – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa martigelisay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay 66-guuradii ka...
Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay qaraxii argagixiso ee ka dhacay Suuriya
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qaraxii argagixiso ee lala beegsaday maqaaxi ku taalla magaalada Dimishiq ee caasimadda Jamhuuriyadda Carabta...
Todobaadka Dhaxalka Soomaaliyeed ee 2026 oo si weyn looga xusay dalka Canada
Edmonton, Canada – Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka iyo Canada Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada Edmonton, gobolka...
Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...
ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...















