Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qaramada midoobay oo ka Digtay In Al Obeid ay Wajahdo Masiibo La Mid ah...

Khartuum – Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa ka digtay in magaalada Al Obeid, oo ah caasimadda Gobolka Waqooyiga Kordofan ee Suudaan, ay...

Guddoomiyeyaasha laba Aqal ee Baarlamaanka Federaalka oo Gaaray Baydhabo si ay uga Qayb Galaan...

Baydhabo – Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo Booqday Xarunta Dowladda Hoose ee SeaTac ee Mareykanka

Seattle, Mareykanka – Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray Baydhabo si uu uga qeyb galo caleema-saarka Hoggaamiyaha Koonfur...

Baydhabo – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa...

Israa’iil oo Walaac Ka Muujisay Mashruuc uu Turkiga Ka Wado Soomaaliya

MUQDISHO - Dekedda hawada sare ee cusub ee Turkiga oo labanlaab ah ayaa la sheegay in ay sidoo kale noqon karto goob gantaallo, taasoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub oo Booqasho iyo Sagootin ugu Timid...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Kumanaan Ciidan Kusoo Bandhigtay Degmada Ceeldheer

Ceeldheer, Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Dowladda Puntland oo Caddeysay Mawqifkeeda Maamulka Khayraadka Deegaanka

Garowe – Dowladda gobolleedka Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeyneyso in ay leedahay awoodda dastuuriga ah ee maamulka, ilaalinta, iyo ka faa’iidaysiga...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo Booqasho Shaqo ku Tagay Dekedda Seattle

MUQDISHO - Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa booqasho ku tagay dekedda weyn ee magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, kadib...

Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Farsoleey ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

WARAR KALE

Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta oo Golaha Aaqalka sare horgeysay heshiis ku saabsan iskaashiga...

Muqdisho, Soomaaliya - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeysay heshiis ku saabsan iskaashiga iyo...

Somali Pirates Release Hijacked Ship And 17-Member Crew After Ransom Payment

BOSASO - Somali pirates have released the MV Sward and its 17-member crew after holding the ship for months, security sources in Somalia’s Puntland...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey heshiis ku saabsan iskaashiga macdanta

Muqdisho - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeysay heshiis ku saabsan iskaashiga iyo...