Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay wafdi ka socday Talyaaniga
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda...
Qaramada Midoobay oo Digniin Ka Soo Saartay El Niño iyo Cimilada Aadka u Daran
MUQDISHO - Hay'adda ilaalinta cimilada ee Qaramada Midoobay ayaa uga digaysa dowladaha iyo ururada samafalka inay u diyaar garoobaan "dhacdooyinka cimilada ee aadka u...
Agaasimaha Isbitaalka Forlanini oo Safiirka Talyaaniga ku guddoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed
MUQDISHO - Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Forlanini/lansereti Dr Mohamed Jafar Ali oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya isagoo gudoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed.
Agaasimaha Guud...
Burkina Faso, Mali iyo Niger oo si rasmi ah u bilaabay ka bixitaanka Maxkamadda...
Ouagadougou – Dowladaha Burkina Faso, Mali iyo Niger ayaa si rasmi ah u billaabay geeddi-socodka ay uga baxayaan Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC), kaddib...
Munaasabad lagu maamuusay 66-guuradii Midowgii iyo Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay Aljeeriya
Aljeeriya – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay 66-guuradii ka soo wareegtay xorriyaddii Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ay ka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay gunaanadka toddobaadka xorriyadda iyo midnimada
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo gunaanaday toddobaadka xorriyadda iyo midnimada,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo abaal-mariyay guddigii iyo howl-wadeennadii xuska maalmaha xorriyadda
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusay guddigii qabanqaabada iyo howl-wadeennadii doorka muuqda ka...
Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya
MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...
Magaalada Jubba dalka Suudaanta Koonfureed oo lagu xusay 66-guuradii xorriyadda iyo midowgii Soomaaliya
Jubba – Magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay 66-guuradii...
Amnesty International oo RSF ku eedeysay dambiyo ka dhan ah aadanaha iyo nadiifin qowmiyadeed...
El-Fasher, Suudaan – Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku eedeysay Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan (RSF) inay geysteen dambiyo ka dhan...















