Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka Habeenka 1-da Luulyo

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka Habeenka 1-da Luulyo, oo lagu xusay...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duqeyn Ka Fuliyay Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Jamhuuriyadda Türkiye, ayaa subaxnimadii maanta duqeymo loo adeegsaday diyaaradaha dagaalka ee F-16 ka fuliyay deegaanka...

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Masar oo Soomaaliya ugu hambalyeysay sannad-guurada 1-da Luulyo

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

AUSSOM iyo Midowga Yurub oo adkeeyay taageerada amniga Soomaaliya

Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El-Hadji...

Rabshadaha ka dhanka ah ajaanibta oo walaac ku abuuray Soomaalida Koonfur Afrika

Johannesburg – Iyadoo ay isa soo tarayaan walaacyada laga qabo rabshadaha ka dhanka ah ajaanibta ee Koonfur Afrika, Safaaradda Soomaaliya ayaa farriin u dirtay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

WARAR KALE

Somalia Parliament Begins Review of African Mining Cooperation Charter

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Ministry of Petroleum and Mineral Resources has submitted a mining cooperation and development agreement to the Federal Parliament’s House of...

Somalia Parliament Begins Review of Mining Cooperation Agreement

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Ministry of Petroleum and Mineral Resources has submitted an agreement on mining cooperation and development to the Federal Parliament’s House...

Somalia Human Rights Commission, UNDP Pledge to Strengthen Institutional Cooperation

MOGADISHU, Somalia — The chairwoman of Somalia’s National Independent Human Rights Commission, Dr Maryan Qasim, received UNDP Somalia’s new Resident Representative, Christophoros Politis, and...