Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laba kacleysay, khatar cusubna ku noqotay maraakiibta Geeska...

MUQDISHO - Burcad-badeednimada Soomaaliya ayaa soo laba kacleysay 2026-ka Geeska Afrika, iyagoo haysta markabka Eureka oo madax furasho ah oo gaaraya 10 milyan oo...

Soomaaliya oo soo bandhigtay awooddeeda militari munaasabadda 1-da Luulyo

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn ugu dabaaldegtay sannad-guurada 66-aad ee dib ula soo noqoshada xorriyadda iyo midnimada dalka, iyadoo magaalada...

Mareykanka oo dib u xaqiijiyay taageerada uu u hayo Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Xorriyadda

Washington – Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa hambalyo u diray shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Maalinta Qaranka, isagoo dib...

Ra’iisul Wasaare Xamze oo ka qeyb galay xuska 1-da Luulyo

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kala qayb galay munaasabadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xuska 1-da Luulyo

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda weyn ee xuska 66-guurada ka soo wareegtay maalinta 1-da...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay fargelinta dowlada ee Puntland

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay xorriyaddii gobollada Waqooyi iyo Midowgii...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo kormeer ku sameeyay xaaladda bani’aadannimo ee Buur Hakaba

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho shaqo ku gaaray magaalada Buur Hakaba...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Soo Xiray Tababar Lagu Xoojinayo Xirfadaha Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cali, ayaa maanta soo xiray tababar muddo saddex maalmood ah socday oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 66-guurada 1-da Luulyo

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay...

Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 66-guurada aas-aaska Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo,...

WARAR KALE

Somalia Parliament Begins Review of African Mining Cooperation Charter

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Ministry of Petroleum and Mineral Resources has submitted a mining cooperation and development agreement to the Federal Parliament’s House of...

Somalia Parliament Begins Review of Mining Cooperation Agreement

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Ministry of Petroleum and Mineral Resources has submitted an agreement on mining cooperation and development to the Federal Parliament’s House...

Somalia Human Rights Commission, UNDP Pledge to Strengthen Institutional Cooperation

MOGADISHU, Somalia — The chairwoman of Somalia’s National Independent Human Rights Commission, Dr Maryan Qasim, received UNDP Somalia’s new Resident Representative, Christophoros Politis, and...