Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Bandow lagu soo Rogay Baydhabo Xilli Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed ay ka Dhacayso

BAYDHABA - Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay bandow laga hirgelinayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo  lagu wado inay ka dhacdo...

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Garsoore Cumar Cartan oo hadlay Ka Dib Markii Loo Diiday Inuu galo Mareykanka

ANKARA - Garsooraha caalamiga ah Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa u mahadceliyey "bahda kubadda cagta" iyo shacabka Soomaaliyeed taageeradii ay u muujiyeen, ka dib markii...

Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Hor Istaagii Garsoore Cartan

MUQDISHO - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay sida ay uga xun tahay duruufihii sababay...

Mareykanka oo u Diiday Garsoore Soomaaliyeed inuu Galo Dalka si uu uga Qeyb Galo...

MUQDISHO - Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka (DHS) ayaa xaqiijisay in loo diiday inuu gudaha u galo dalka garsoore Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cumar...

Dowladda oo Lagu Eedeeyay Inay Burburineyso Hantida Mas’uuliyiintii hore ee dalka

Muqdisho - Iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo howlgal ay ku sheegtay mid looga hortagayo hubka sharci darrada ah, ayaa waxaa soo baxaya cabashooyin...

Madaxweynaha HirShabeelle iyo Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Amniga...

HIIRAAN - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Qaybta 5-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya,...

Madaxa AUSSOM iyo Safiirka Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Nabadda iyo Amniga Soomaaliya

Muqdisho - Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...