Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo Xilka La Wareegay
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...
Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub
Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Kula Dardaarmay Adkeynta Amniga Jowhar
Jowhar – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibrahim Maxamed Maxamuud, ayaa bannaanka magaalada Jowhar kula hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Taliyaha ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeyb Gashay Shirka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi
Nairobi - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, oo matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Shir Horumarinta Afrika iyo Faransiiska Soomaalina ay qeyb tahay Ka Socda Nairobi
Nairobi - Maalinta labaad ee shirka Horumarinta Afrika oo ka socda dalka Kenya ayaa waxaa ka qeyb galaya madax iyo mas’uuliyiin ka kala socda...
Shir Wadatashi oo Ku Saabsan Caafimaadka Qaranka oo Ka Furmay Jowhar
Jowhar - Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle H.E Cali Cabdullahi Xuseeen Guudlaawe iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali...
Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Safiirka UK oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xuquuqda Aadanaha
Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya, Charles King oo ay...
Burcadcad Badeed Soomaali ah lacag madax furasho ah ka dalbaday Markab Shidaal Siday
Soomaaliya – Imaaraadka Carabta ayaa dhaleeceeyay afduubka markab shidaal siday oo ay saarnaayeen badmaaxiin Masaari ah, kuwaas oo laga afduubtay iyaga oo maraya xeebaha...
Soomaaliya iyo Algeria oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo La Dagaallanka Argagixisada
ALGIERS – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Ali Yusuf Ali Hosh, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Algeria, ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa...
Mucaaradka oo Shaaciyay Dibadbax Kale oo Ka Dhacaya Muqdisho
Mogadishu – Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay qaban doonaan dibadbax ballaaran oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 16-ka bishan May, kaas oo looga...














