Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidanka Badda Soomaaliya oo sii wada howlaha ilaalinta maraakiibta soo saaraya kheyraadka Gaaska

Muqdisho – Wasaaradda Difaaca Qaranka turkiga ayaa sheegtay in qaybaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed ay sii wadaan howlaha gelbinta iyo ilaalinta maraakiibta taageerada ee ka...

Duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose.

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgalkaas ayaa lagu...

Uganda Oo Hakisay Isu Socodkii Ay Laheyd Congo Cabsi Laga Qabo Ebola

Kampala – Dowladda Uganda ayaa hakisay dhammaan isu socodkii u dhexeeyay iyada iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), kadib cabsi laga qabo faafitaanka...

Nabadoonno Soomaaliyeed Oo Cambaareeyay Xariga Dadkii Ka Qeyb Galay Banaanbaxyadii Muqdisho

Muqdisho – Qaar ka mid ah nabadoonnada Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaareeyay xariga loo geystay dhalinyaro ka qeyb gashay banaanbaxyo looga soo horjeeday...

 Banaanbax looga soo horjeedo dowladda oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho - Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa banaanbaxyo ka dhigay xaafado ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, iyagoo ka cabanayay...

Dowladdaha Soomaliya taageera Oo Looga Digay In Ay Ku Milanmaan Muranka Siyaasadeed Ee dalka

Muqdisho, Soomaaliya – Xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, isla markaana dood xooggan ay ka taagan tahay muddo xileedka dowladda...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo Ka Qeyb Galay Shir Caalami ah

Madrid, Spain — Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Aweys Maxamed Cumar, ayaa...

Safiirka Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo u Gudbiyay Madaxweynaha Mauritaaniya

Nouakchott, Mauritaaniya — Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Ahmed Hassan, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania,...

Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo Ankara Kula Kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Dhismaha Turkiga

Ankara, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta kulan muhiim ah magaalada Ankara...

Cudurka Ebola oo ku fiday deegaannada ay maamulaan maleeshiyada M23 ee Bariga Congo

Bukavu, DR Congo — Cudurka Ebola ee ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa ku fiday gobolka Koonfurta Kivu, gaar ahaan deegaannada...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...