Labada Gole ee BF oo kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 2-aad...
Sheekh Shariif oo ku baxay dagaal beeleed kasoo cusboonaaday Sh/Dhexe
CADALE (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowaddii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Shabeelaha Dhexe ayaa ku baxay dagaal beeleed kasoo cusboonaaday...
Madaxweyne Laftagareen oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta isku shaandheyn ballaaran ku sameeyay golihiisa wasiirada, kadib wareegto uu soo...
Roobow oo sheegay in shirkadihii fulin waayay Adeega Xajka laga celiyey lacag
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo xalay ka hadlay munaasabadda soo xiritaanka Moosinka Xajka oo lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u baxayo safar dibadeed + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan lagu wadaan inay u ambabaxaan dalka Talyaaniga.
Ilo wareedyo lagu...
Doon ay la socdeen tahriibayaal badan oo ku degtay xeebaha dalka Morocco
MOROCCO (SMN) - Faah-faahinpo dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa doon ay la socdeen tahriibayaal oo saacadihii lasoo dhaafay ku degtay xeebaha dalka Morocco
Ugu...
Cali Jayte oo shaaciyay arrinta ay isku qabteen madaxweynaha HirShabelle
BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan oo warbaahinta u warramay ayaa markale ka hadlay khilaafka kala dhexeeya hoggaanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Jubba
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...
Ciidamada dowladda oo howlgal culus ka fuliyay duleedka Baydhabo + Khasaaraha
BAYDHABO (SMM) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal culus oo ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo ee...
Wasiirka qorsheynta Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Jabuuti + Sawirro
JABUUTI (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa...














