Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Ciidam ammaanka Puntland iyo kuwa taabacsan mucaaradka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta isku horfadhiyaan gudaha magaalada Garoowe.   Wararka ayaa sheegaya in...

Xog Sirdoon: Shabaab oo qorsheynayso inay weerar ka fuliso dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Sirdoonka Kenya ayaa sheegay inuu helay xog muujinaysa in Al-Shabaab ay qorsheynayso weerar culus inay ka fuliso dalkaas, oo kamid ah...

Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macallin Fiqi oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ayaa goordhow gaaray...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda guud ee magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.   Beledweyne ayaa shalay...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay madaafiic lagu garaacay Golweyn

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo xalay lagu garaacay degaanka Golweyn ee gobolka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray heshiiska doorashooyinka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa war cusub ka soo saaray heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee laga gaaray doorashooyinka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya shir kula leh Sheekh Shariif

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan uga socdaa madaxtooyada Villa Soomaaliya.   Kulankan ayaa...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis...

Duqa Muqdisho oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Serbia

BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Magaalada Belgrade kulan kula qaatay Ardeyda Soomaaliyeed ee...

Xujeyda Soomaaliyeed oo xaalad adag ay ku heysato Boqortooyada Sacuudiga

MADIINA (SMN) - Wararka laga helayo dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah xujeyda tegtay dalkaas uu ku geeriyooday...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...