Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Saciid Deni oo furay Kalfadhiga 52-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Maamulka Puntland.   Saciid Deni oo jeediyay khudbadiisa Dastuuriga...

Sawirro: Shirka Golaha wasiirada oo lagu ansixiyay heshiis muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga...

Madaxweynaha Puntland oo war cusub ka soo saaray xiisadda gobolka Gedo

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga golaha wakiilada maamulkaasi ayaa ka hadlay arrinta gobolka Gedo.   Saciid Deni...

Shabaab oo la sheegay in ay heshay hub ay ku duqeyn karto garoonka Muqdisho.

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in Al-Shabaab uu u gacan-galay hub culus oo noocyo kala duwan isagu jira kadib weerarkii...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Ceelbarde

CEELBARDE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay dagaal xoogan oo Talaadadii shalay ka...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo taliyaha AFRICOM?

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley...

Faahfaahino ka soo baxaya weerar culus oo ka dhacay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.   Weerarka ayaa...

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Bartilmaameedka

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah mgaalada Muqdisho, gaar...

Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay magaalada Beirut

BEIRUT (SMN) -  Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ka qayb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum...

Faahfaahin ku saabsan dagaal ka dhacay gudaha magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor-imaad khasaare geystay oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...