Guddiga Aqalka Sare oo Kormeeray Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka,...
Dowladda Soomaaliya oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Baydhabo
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ay waaberigii hore ee saaka ka hortageen weerar ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas...
SoDMA oo Gargaar Raashin ah Gaarsiisay in ka badan 4,000 Qoys oo Abaaruhu Saameeyeen
BOOSAASO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gargaar raashin ah gaarsiisay in ka badan 4,000 qoys oo nugul oo ku nool...
Weerar Culus oo Lagu qaadey Baydhabo, Ciidamada Laftagareen oo Gudaha Magaalada Galay
BAYDHABO, Soomaaliya — Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ka socday magaalada Baydhabo, iyadoo ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku qaabilay odeyaasha dhaqanka
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.
Kulanka...
Soomaaliya oo Dowladaha Carabta ka codsatay inay joojiyaan ololaha aqoonsiga Somaliland
Muqdisho - Soomaaliya waxay ugu baaqday waddamada Carabta inay isticmaalaan saameyntooda diblomaasiyadeed si ay u joojiyaan aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland inuu isu beddelo olole...
Puntland oo shir amni ka yeelatay xaaladda Gobolka Bari iyo deegaanada maamulka
Bari - Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxweynaha Serbia
Belgrade - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed oo ka dhacay magaalada Belgrade la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane...
SoDMA oo shir heer sare ah ka yeelatay diyaar-garowga El Niño 2026
MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyay kulan heer sare ah oo ay ka qeyb galeen...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo la yeeshay hay’ado iyo shirkado waaweyn oo Qatar ah
Dooxa - Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa, marka...















